qanjidh-tarmeed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Organno had iyo jeer lammaane ah oo laga helo xayawaanka, kuwaas oo soo saara gaameytyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur