qanjir-bituwitary
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (c.nafl.) Qanjir dhiiqa ugu muhiimsan: qanjir yar oo ku yaal “hypothalamus-ka” hoostiisa wuxuuna ku jira god laf ka dhex qodan lafta madaxa salkeeda.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: