qanjirabararQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qanjirbarar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qanjirbararQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qanjirka oo jirro awgeed barara. ld qanjirabarar.(daaw.) Halaamacoodka qanjirrada liinfada kuwaas oo barara, xanuun yeesha ayna adkaadaan xaaladaha qaarkood waa hallaamacood muddo dheer (cronica) sida qanjibararka ka yimaada cudurka qaaxada, inta badanse waa cudur muddo gaaban (acuta) oo ku kooban meel jirka ka mid ah oo u dhow addin dhaawacan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0