qanjiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qanjir². ld qanjir¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qanjirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cad yar jirka nafleyda ku yaal oo dhala dheecaano uu jirku u baahanyahay. 2. Q. ah: qof aan shakhsiyad wanaagsan lahayn. 3. ld qanjirid. ld qanjidh.Badar siiba digir karis xumo awgeed bislaan waayid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0