qanjo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qanje.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qanje

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cudur ariga ku dhaca oo markiiba dila. ld qanjo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur