qanyaraan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qanyar. ld qanyaraansho.

qanyar

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-raa, -rayd)

Macnaha:

  1. Wax jurmi yar ahaansho.

qanyaraansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qanyaraan.