qaqashaafid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaqashaaf.

qaqashaaf

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Macnaha:

  1. Wax la waayey dhowr meel ka raadraadin.