qaraabaggooynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qaraabaggoo. ld qaraabaggooys.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qaraabaggooQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-ooyay, -ooysay)Macnaha:Qaraabo, daryeelid la'aan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qaraabaggooysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Q. ah: qof aan qaraabadiisa daryeelin. 2. ld qaraabaggooyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0