qaraabakiil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Eexasho qaraabannimo awgeed loo sameeyo. ld karaabakiil¹, qaraabakiilid.
  2. Cid qaraabannimo awgeed ugu eexasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaraabakiilid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaraabakiil². ld qaraabakiil¹, karaabakiil¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur