qaraaxadee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. Cod furan oo aan xabeeb lahayn ku hadlid ama ku heesid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur