qarabbaxsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qarabbaxso. ld qarabbaxsad, qarabbaxsi.

qarabbaxso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Cashar qur'aan oo aan weli la gaarin sii barasho.

qarabbaxsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qarabbaxsasho.

qarabbaxsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qarabbaxsasho.