qaranful

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Miro yaryar, madmadow, dhuudhuuban oo madax kuuskuusan leh oo shaaha lagu udgiyo. ld qorofol, qoronful.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qorofol

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qaranful.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qoronful

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qaranful.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur