qararroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Geed weyn oo aan qodxo lahayn oo leh sal weyn, laamo dhuudhuuban, miro la cuno iyo mayrax wanaagsan. ld qaranrro.