qarashee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-sheeyay, -sheysay)

Macnaha:

  1. Bakoorad, jeedal iwm qarash ku samayn. ld qarashyee.

qarashyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

Macnaha:

  1. ld qarashee.