qarbed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Harag cukad ah oo loo farsameeyey in biyaha lagu shubto. 2. Weel maro adag ka sameysan oo biyaha lagu shubto. ld qarbad.

qarbad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qarbed.