Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- eeg qardee.
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)
Macnaha:
- 1. Dhul geedo ka gurid si wax loogu beerto ama hawl kale loogu qabsado. 2. Cid wax amaah ahaan u siin.