qardayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Dhul geedo ka gurasho si wax loogu beero ama hawl kale loogu qabsado. 2. Wax amaah ahaan cid uga qaadasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur