qardhabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Qalab yar oo bir ah oo ka kooban laba af oo is qabsata marka la isku riixo oo timaha iwm lagu sii-siibo. 2. Nooc ka mid ah kelbadaha. 3.Manqas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

manqas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Laba birood oo isku xiran afna leh oo wax lagu jaro; qardhabo. ld maqas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur