qardoofee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-feeyay, -feysay)

Macnaha:

  1. 1. Cid dhaawac aan weynayn gaarsiin. 2. Cid hadal qadaf ah ku dhigid.