qardoofo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Dhaawac aan weyneyn. 2. Hadal qadaf ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur