qaredameer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qareduur.

qareduur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qare aan la cunin oo duur ka baxa. ld qaredameer.