qariibid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cunidda badar, sonkor iwm iyadoo aan la karin la cuno. 2. Q. ah: xoogaa badar, sonkor iwm ah oo aan la karin.
  2. eeg qariib³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qariib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. Q. ah: qof meel uu dadkeeda aqoon jooga.
  2. Nooc kalluunka ka mid ah.
  3. U q.: wax helitankooda dhibaato iyo xakaar u marid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur