qarjaamaysashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qarjaamayso. ld qarjaamaysad, qarjaamaysi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qarjaamaysoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-stay, -satay)Macnaha:Xoolo meel xaaluf ah jooga, dhul xaabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qarjaamaysadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qarjaamaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qarjaamaysiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qarjaamaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00