qarnugul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qarnugeyl.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qarnugeyl

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nafley dheddig oo abaahida ama galmada horeba ku rinta; tiblabood. ld qarnugul.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur