qaroomaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaroomayso. ld qaroomaysad, qaroomaysi.

qaroomayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Meel dhacar leh ku noolaansho.

qaroomaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qaroomaysasho.

qaroomaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qaroomaysasho.