qaroon

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-oomo, m.l)

Macnaha:

  1. Geed quwaax aan qodax lahayn, leh asal wanaagsan, xabag la calashado iyo qolof shaah laga dhigto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur