qarqaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qarqar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qarqarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Inta u dhexeysa garabka korkiisa iyo luqunta; deg.Qarqaryo dareemid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00