qarqariyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld qarqariye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qarqariye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhaxan weyn oo lala gariiro; diilalyo. 2. (-yayaal, m.l./dh) Mid kasta oo ka mid ah qoorta labadeeda muruq. ld qarqariyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur