qarqarsinaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qarqarsiyan. ld qarqarsinaansho.

qarqarsiyan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-sinaa, -sinayd)

Macnaha:

  1. 1. Awr la qarqarsiyey ahaansho. 2. Cid wax lagu khasbay ahaansho.

qarqarsinaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qarqarsinaan.