qarqaryeysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qarqaryeysan. ld qarqaryeysnaansho.

qarqaryeysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Nafley qarqaryo hayso ahaansho.

qarqaryeysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qarqaryeysnaan.