qarraaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Macsi raadinta ay ragga iyo haweenku sameeyaan. 2. Warwareeg aan dan gaar ah lahayn. 3. ld qarraafid.
  2. 1. Galmo aan xalaal ahayn raadin. 2. Risiq raadin.

qarraafid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qarraf². ld qarraaf¹ (3).