qarracmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qarracan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qarracan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dareen xanuun leh oo dadka ku dhasha marka uu wax naxdin ama ciil keena ku yimaadaan.
  2. Qof naxdin weyn la kulmey noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur