qarrer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qarrir¹.
  2. ld qarrir² (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qarrir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dillaac uu yeesho derbi, weel, dhul iwm. ld qarrer¹, qarririd.
  2. 1. (f.g) Wax qiimahooda, wakhtigooda, tiradooda iwm xaddidid. 2. (f.mg) ld qarrer. Dhul, dhar iwm dillaacid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur