qasaanqasQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(c.nafl.) Nafley yar badda ku jirta leh midabka quraaradda, oogo jilicsan oo dhegdheg leh oo biyaha dul sabbeysa.