qasacadeysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qasacadeysan. ld qasacadeysnaansho.

qasacadeysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Cunto, cabitaan iwm wax qasacad lagu shubay ahaansho.

qasacadeysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qasacadeysnaan.