qasgoyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qasgoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qasgoo

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-ooyay, -oysay)

Macnaha:

  1. Neef riman soo sid-dhaweyn (sac ama hal).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur