qashoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qashow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qashow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. 1. Cunto iwm qash noqosho. 2. Geed-hoosaad badan wax isku baxay noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur