qashwad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Haan ka samaysan, harag, weyn oo biyaha lagu dhaansado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur