qasilasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qasilo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qasilo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ishay, -ilatay)

Macnaha:

  1. Wasakh biyo iskaga nadiifin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur