qaslad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qasli.

qasli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dahaarad la'aanta ku dhacda qof galmo sameeyey ama junnuubay. ld qaslad.