qasmaansasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qasmaanso. ld qasmaansad, qasmaansi.

qasmaanso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Cid waxay nasiib u heshay ku qancid.

qasmaansad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qasmaansasho.

qasmaansi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qasmaansasho.