qatanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qadsanaan, qadsanaansho, qatanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qadsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld qatanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qadsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qatanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qatanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg qatanow. ld qatanaan.