qatanowQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-naaday, -naatay)Macnaha:Cid wax ka qatan noqosho. ld qadsanow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qadsanowQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-naaday, -naatay)Macnaha:ld qatanow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0