qatinsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qatinsan. ld qatinsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qatinsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Xoolo, muddo aan biyo cabbin ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qatinsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld qatinsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0