qatooyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ku sugnaanta nafley muddo ku sugnaato wax cunid la'aan. 2. Wax siin la'aanta qof wax doonaya. 3. ld qadid.

qadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qad². ld qatooyo (3).