qawladQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qol.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:Qaybaha uu guri u qaybsamo middood oo aan ahayn musqusha iyo jikada. ld qawlad, qoolad, qowlad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00