qawlalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qawlal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qawlal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Labada dacal ee afka middood oo ku aaddan miciyaha ama gaws-horaadka.
  2. Nafley, labadeeda qal dhexdooda bir, xarig, iwm, gelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur