qawsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qawso. ld qawsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qawsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Dab kulaalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qawsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qawsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0