qawsiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qawsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qawsii

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Shanqar “qaw” ku dhalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur