qaxan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin. 2. ld qaxmid.
  2. Dhuxul, wax shidmay noqosho.

qaxmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaxan². ld qaxan¹ (2).